Qeexid
"ld beddelid."
"ld beddelid."
Wadaag:
Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood.
Dhogorta shimbiraha.
Xaanshi jilicsan, cabir gaar ah oo wax lagu qoro leh. 4. ld baalcas. Diqsi weyn oo xoolaha dhiigga ka nuuga, cudurka dhukaankana u kala qaada. 5. Buunshe. 6. B.ka isha: timo yaryar gaagaaban oo ka baxa afka daboollada isha naaslayda. 7. Cudur ku dhaca carruurta oo qaraw iyo caddaad leh. 8. Cudur ku dhaca geela oo qoorta qalloociya.
m.l
Wadaag:
Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen.
ld bagal. baqal2 m.dh (-qlo, m.l) Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.
m.l
Wadaag:
Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn.
Wax.
B. ah: qof dilaa ah.
m.l
Wadaag:
Rati aan weli rarka loo layliyin. badan1 m.l B.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.
m.l
Wadaag:
(balambal, m.dh) Geed gaab dhirta daawada leh ka mid ah oo leh caleemo balballaaran, miro yaryar oo kuuskuusan iyo laamo jilicsan oo jabi og; geed-jinni.
ld balaambalid.
m.l
Wadaag: