Qeexid
"ld beddel2."
[-alay, -ashay]
baddal2 lay
baddal2 shay
f.g1"ld beddel2."
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag:
Kudaal u baahasho (geenyo). ld beedal2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-lo, m.l) Dhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.
m.dh
Wadaag:
Rati aan weli rarka loo layliyin. badan1 m.l B.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.
m.l
Wadaag: