Qeexid

"/f.mg3 ld beddelo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baddalo oo kali ah:
  • Haddaba waxaa loo baahanyahay in PM-ka aan lagu soo xulan qabiil kaliya ee loo fiiriyo aqoon, xirfad ayo shaqa wanaag si xaaladda hadda jirta wax looga baddalo.
  • Waxaan dadkaas leeyahay sharciga iyo qawaanniinta waa loo wada siman yahay, sharciguna isma badbaddalo mana eexdo, mana yaqaan ceeb iyo qof laga haybadaystotoona.