Qeexid
"ld badeeco. Alaab loogu talagalay in laga ganacsado."
Qeexid Xigta
Jalxad dhuun dheer oo bir ah oo lagu nuugo qaaca ka dhasha tubaakada ay dhuxushu shiddo ee ku jirta saxanka afkeeda daboola.
"ld badeeco. Alaab loogu talagalay in laga ganacsado."
Jalxad dhuun dheer oo bir ah oo lagu nuugo qaaca ka dhasha tubaakada ay dhuxushu shiddo ee ku jirta saxanka afkeeda daboola.
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag:
Kibir iyo aabi badan.
Saxan dheer oo bir ka samaysan oo rootiga lagu safo marka la dubayo.
m.dh
Wadaag:
B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan.
ld babbasho.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (juqr.) Heerka baddu haddii aaney jirin mowjado, hirar ama haraaci.
m.l
Wadaag:
(-dyo ..., m.l) (jool.) Tuulimadyada la dhigo meelaha bad weynnada ama harooyinka guntooda badweynnada ugu hooseeya,waxyaabaha la tuulay asalkoodi waxay ka yimaadeen haraayaal yaryar oo ka haray noole hore ugu oolaan jiray qaybtaa badda ama harada ee uu ka dhacay tuulimaadku.
m.l
Wadaag: