Qeexid
"Wax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay."
"Wax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay."
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.
m.l
Wadaag:
(-amo, m.dh) Shey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus.
m.l
Wadaag:
Neef caano yar; baaqimo; gabno.
Dhex, kalabar, bartame.
m.dh
Wadaag:
(-dhayaal, m.l/dh) (juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar.
m.l
Wadaag:
Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay.
ld baandhayn.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”.
m.dh
Wadaag:
Socod cabsi ku jirto socosho.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag: