Qeexid

"(-dhayaal, m.l/dh) (juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badhe oo kali ah:
  • Haddaba, si aynu ugu daadegno dulucda badheedhahan, waxay hadda isweydiintu tahay, UDUB ma loogu yeedhi karaa Xisbi dawladeed?
  • Labada maamul ee u kala danbeeyey Somaliland mid waliba wuu ka badheedhay duminta gooni isu taaga.