Qeexid
"(-iyaal, m.l/dh) (bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”."
"(-iyaal, m.l/dh) (bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”."
Wadaag:
(-dhayaal, m.l/dh) (juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax in go'an ahaa, in kale oo la nooc ah ku darid.
(f.mg) Ka b.: cid tartan kaga adkaan.
Ka b.: wax, cid uga aqoon badnaan; ka rayn. 4. Ka b.: wax intii loo baahnaa in ka badan ku darid.
f.g
Wadaag:
Neef caano yar; baaqimo; gabno.
Dhex, kalabar, bartame.
m.dh
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) Qof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.
m.l
Wadaag:
U b.: cid in ay wax u baahato badid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-amo, m.dh) Shey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.
m.l
Wadaag:
Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid.
(f.lg) ld bid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo.
Goobta lagu ciyaaro turubka.
B.da gabayga: baabka gabayga.
m.dh
Wadaag:
Wax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.
m.l
Wadaag:
Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh.
Qof aan ilbax ahayn.
m.l
Wadaag:
Wax la haystay in kale oo la nooc ah ku darsasho.
Qof, qeybtiisii in ka badan qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: