Qeexid

"Neef caano yar; baaqimo; gabno."

Qeexid Xigta

Dhex, kalabar, bartame.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badho oo kali ah:
  • Dhinaca kale gabadhaa reerkooduna waxay ku xisaabtami jireen inay gabadhooda Maydhan yarad buuran u goynayso, oo haddii ay cidi ay guur ugu soo gole fadhiisato ay arrinta yaradku noqonayso afkaa-dhabasho iyo waxay qabsadaan.
  • Laakiin Xayaad waalidkeed sheekada lama socdo, sidaa darteed markii ay cusbataalkii ka baxeen ayey damceen inay gabadhooda kaxaystaan oo la qabtaan xagaa iyo Ingiriiska.