Qeexid
"(f.g) Wax in go'an ahaa, in kale oo la nooc ah ku darid."
Qeexid Kale
Ka b.: wax, cid uga aqoon badnaan; ka rayn. 4. Ka b.: wax intii loo baahnaa in ka badan ku darid.
Qeexid Xigta
(f.mg) Ka b.: cid tartan kaga adkaan.
"(f.g) Wax in go'an ahaa, in kale oo la nooc ah ku darid."
Ka b.: wax, cid uga aqoon badnaan; ka rayn. 4. Ka b.: wax intii loo baahnaa in ka badan ku darid.
(f.mg) Ka b.: cid tartan kaga adkaan.
“Shaahii sonkor buu ka badiyey”.
Wadaag:
Wax tirsama intooda badan.
(fk) Alaaba, sida qaliibka ah, inta badan, badanaa, guud ahaan.
m.dh
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”.
m.dh
Wadaag:
Ka b.: wax, xadkooda dhaafin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qalab loo adeegsado carro qaadidda oo ka kooban bir yar ballaaran, godan iyo daab la qabsado. ld badeel.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid.
(f.lg) ld bid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo.
Goobta lagu ciyaaro turubka.
B.da gabayga: baabka gabayga.
m.dh
Wadaag:
Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc ka mid ah dalagga la beerto oo leh iniino la cuno, lana keydin karo, sida: galleyda, masaggada, iwm.
m.l
Wadaag:
Neef caano yar; baaqimo; gabno.
Dhex, kalabar, bartame.
m.dh
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag: