Qeexid
"/dh eeg badnow. ld badnaan (1)."
"/dh eeg badnow. ld badnaan (1)."
Wadaag:
ld badnaansho, badni. eeg badan
2. (fk) Ugu b.: ugu weyn, ugu sarraysa.
m.f.dh
Wadaag:
Biyo badeed badan, dhul aad u ballaaran ku fadhiya oo adduunka u kala qeybiya qaarado, sida Atlaantigga, Hindiya iwm.
Meel badda dhexdeeda ah oo xeebta ka fog.
m.l
Wadaag:
/dh ld dardarnaan. barbarradhac1 m.l ld barbardhicid.
m.l
Wadaag: