Qeexid
"ld badnaan (1)."
"ld badnaan (1)."
Wadaag:
ld badnaansho, badni. eeg badan
2. (fk) Ugu b.: ugu weyn, ugu sarraysa.
m.f.dh
Wadaag:
Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo.
Goobta lagu ciyaaro turubka.
B.da gabayga: baabka gabayga.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid.
(f.lg) ld bid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh.
Qof aan ilbax ahayn.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah dalagga la beerto oo leh iniino la cuno, lana keydin karo, sida: galleyda, masaggada, iwm.
m.l
Wadaag:
Wax tirsama intooda badan.
(fk) Alaaba, sida qaliibka ah, inta badan, badanaa, guud ahaan.
m.dh
Wadaag:
Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef caano yar; baaqimo; gabno.
Dhex, kalabar, bartame.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax in go'an ahaa, in kale oo la nooc ah ku darid.
(f.mg) Ka b.: cid tartan kaga adkaan.
Ka b.: wax, cid uga aqoon badnaan; ka rayn. 4. Ka b.: wax intii loo baahnaa in ka badan ku darid.
f.g
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag:
(-dhayaal, m.l/dh) (juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar.
m.l
Wadaag: