"Badow ahaansho."
Wadaag:
Cadow ahaansho.
m.dh
Ilmadow ahaansho (qof).
Baxdow ahaansho (faras). ld baxdoynnimo.
Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh.
Qof aan ilbax ahayn.
m.l
Bah ahaansho.
Batraan ahaansho.
Wax tiradooda kordhid.
f.mg3
-atay, -adatay
Abkow ahaansho.
Bahal ahaansho.
Baqay ahaansho.
Bare ahaansho.
Basaas ahaansho.
Baraar ahaansho (ido).
Baayir ahaansho.
Baadi ahaansho.
Baaluq ahaansho.