Qeexid

"/dh (-nno, m.dh) Qof isla weyni iyo kibir badan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badraan oo kali ah:
  • Inay dadka dhulka ku nooli iska yareeyaan badraanimada iyo bakhaylnimada.
  • Sidaas ayaanay weliba dadka badankiisu wax ka ogayn wixii ka dhacay xafladdii lagu qabtay qasriga madaxtooyada dhexdiisa cawaysinkii habeen hore halkaas oo falal badraanimo leh oo laga khajilo ay ka dhaceen habeenkaas.