Qeexid
"Kibir iyo aabi badan."
Qeexid Xigta
Saxan dheer oo bir ka samaysan oo rootiga lagu safo marka la dubayo.
"Kibir iyo aabi badan."
Saxan dheer oo bir ka samaysan oo rootiga lagu safo marka la dubayo.
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag:
Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha.
Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.
m.dh
Wadaag:
B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan.
ld babbasho.
m.l
Wadaag:
ld badeeco. Alaab loogu talagalay in laga ganacsado.
Jalxad dhuun dheer oo bir ah oo lagu nuugo qaaca ka dhasha tubaakada ay dhuxushu shiddo ee ku jirta saxanka afkeeda daboola.
m.dh
Wadaag:
Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo.
Goobta lagu ciyaaro turubka.
B.da gabayga: baabka gabayga.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid.
(f.lg) ld bid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.dh) Haweeney, aan reer magaal ahayn, aan wax aqoonin.
m.dh
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Ul toosan, madax godan oo lagu xarragoodo. ld bakooro (3).
m.dh
Wadaag: