Qeexid
"(-do, m.dh) Haweeney, aan reer magaal ahayn, aan wax aqoonin."
"(-do, m.dh) Haweeney, aan reer magaal ahayn, aan wax aqoonin."
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld biishad.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag:
Kibir iyo aabi badan.
Saxan dheer oo bir ka samaysan oo rootiga lagu safo marka la dubayo.
m.dh
Wadaag:
B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan.
ld babbasho.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (juqr.) Gogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida.
m.dh
Wadaag: