Qeexid
".r B. dheh: cod lagu muujiyo wax si kedo ah lagu jebiyo."
".r B. dheh: cod lagu muujiyo wax si kedo ah lagu jebiyo."
Wadaag:
(-faf, m.l) Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo.
m.l
Wadaag:
Weel aan weyneyn, in yar godan oo aan wax badan qaadin.
Nooc warmaha ka mid ah oo af ballaaran oo badeelka u eg leh.
m.l
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dhar cudbi ka samaysan, aad u cad, fudud, quruxsan oo go'yo shaarar iwm laga tosho.
m.dh
Wadaag:
ba'an f.mg4 (-'naa, -'nayd) 1. Wax aad u dhibaato badan ahaansho (abaar, colaad iwm). 2. Wax gardaran ahaansho. 3. Ku b.: wax, wax aad uga hela ahaansho. Tus. “Warfaa sigaarkuu ku ba'anyahay”. 4. Ku b.: wax, wax aad u yaqaan ahaansho. Tus. “Jaamac xisaabtuu ku ba'anyahay”.
Wadaag:
ba'1 m.l 1. Hoog iyo dhibaato aad u badan. 2. (e.d) Dhibaato iyo waxyeello xun cid gaarsiiya; baabba'.
Wadaag:
ba (-ba) qr. 1. (nax.) Qurub lagu adkeeyo diidmada. Tus. “Waxba ma aha”. 2. (nax.) Mid kasta; wax kasta. Tus. “Nimba si ayuu u qaatay”. 3. (nax.) In badan. Tus. “Wuxuu doonaba wuu ka helayaa”. 4. Xataa. Tus. “Aniguba (ama amba) waan arkay”. 5. (nax.) Eray ulajeeddooyinka tixaha midabyo badan oo kala gaar ah u yeela: “Aniguba waa aqaan”, “Markiiba wuu tegay”, “Kaasba qaad”, “Maba dhiibayo”, “Wuxuu sugaba galabtii buuiska tegay”.
Wadaag:
ba'id m.dh ld bi'id baji f.g2 1. Cid cabsi gelin. 2. Wax sida ukun iwm. jebin. 3. Bujin.
-iyay, -isay
Wadaag:
ba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bi'i) 1. Hoog iyo dhibaato aad u weyn la kulmid. 2. Ka b.: xaalad leh gaajo, harraad, ciil iwm ka bixid. 3. Ka b.: midab, wasakh iwm meel ay yaalleen ka tirtirmid.
Wadaag:
ba'san f.mg4 1. Wax la bi'iyay ahaansho (arrin). 2. Ku b.: wax, wax kale oo foolxumeeya lagu haleeley ahaansho. Tus. “Darbiga dhiigaa ku ba'san”.
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel ka tegid.
Dhimasho.
Caloolbixid, shubmid. 4. Soo dheeraan (dhir, timo iwm). 5. Muuqasho (qorrax, dayax iwm). 6. Shidmid (dab). 7. Gadmid, iibsamid (ganacsi). 8. Ka b.: wax ka noqosho. 9. Ka b.: arrin ama waajib gudasho. 10. Ku b.: qaymo ku fadhiisasho. 11. La b.: wax meel ku jira baxsasho. 12. La b.: la cararid (gabar). 13. Isku b.: isku buuqid, isku kicid. 14. Isku b.: jiq noqosho. 15. Kala b.: kala qaybsamid. 16. Kala b.: dhanaanaasho, suusacid (caano). 17. Haan caano lagu lulay subag dhalid.
f.mg1
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto.
Dharbaaxo; jaawin.
m.dh
Wadaag:
Naago nin qabo middood iyo carruurteeda.
Isku b. ah: carruur hooyo keli ahi wada dhashay.
m.dh
Wadaag: