Qeexid

"B. ah: basari; baali, areebo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bagagi oo kali ah:
  • Gabadhu haddii ay karaamadeeda ilaain weydo waxa u yimaada dhaliilo badan, waxayna kasbataa naanayso jareexo reeba, sida suuba, maraado, baali, basari, bagagi, cooraaf, goonbaar, calako iwm.