Qeexid
"Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka."
Qeexid Xigta
Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
"Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka."
Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
Wadaag:
Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn.
Wax.
B. ah: qof dilaa ah.
m.l
Wadaag:
(bahalahiglo, m.l) Bahal cagaardaaq ah oo koox koox u socda oo yeyda u eg aadse uga yar.
m.dh
Wadaag:
Weel caag ama bir ka samaysan oo af ballaaran iyo siddo la qabsado leh oo biyaha lagu shubto ama lagu qaato.
Weel macdan ka samaysan, abbur iyo siddo la qabsado leh oo caanaha lagu shubto; jeeg.
m.l
Wadaag:
Cid qaraabeysasho.
Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda laga cabsado ee habeenkii socda. ld bahalhoose.
m.l.u
Wadaag:
(u) Xoolo la dhaqdo.
Qof aan caqli badan lahayn. ld bahaa'in, bahaayin.
m.l
Wadaag:
Is b.: is ballaarin.
Is b.: is weyneysiin; isqaadqaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco. bahardaac2 f.mg1 Si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
m.l
-cay, -cday
Wadaag:
Is b.: si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: