Qeexid
"Bahal noqosho."
Qeexid Xigta
Waraaboobid.
"Bahal noqosho."
Waraaboobid.
Wadaag:
Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.
m.l
Wadaag:
ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad.
H. ah: waddo haloosi ah.
m.dh
Wadaag:
Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn.
Wax.
B. ah: qof dilaa ah.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) La b.: cid, gaashaanbuur la noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
ld balwid.
m.dh.sh
Wadaag:
Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka.
Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
m.l
Wadaag:
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
f.g1
Wadaag:
(-laabay, -lawday; -laabi) Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.
f.mg1
Wadaag:
(bahalahiglo, m.l) Bahal cagaardaaq ah oo koox koox u socda oo yeyda u eg aadse uga yar.
m.dh
Wadaag: