Qeexid
"Is b.: si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho."
[-iyay, -isay]
bahardaac yay
bahardaac say
f.g2"Is b.: si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho."
Wadaag:
Fadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco. bahardaac2 f.mg1 Si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.
m.l
-cay, -cday
Wadaag:
Is b.: is ballaarin.
Is b.: is weyneysiin; isqaadqaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g)Wax baac ku cabbirid.
(f.g) Wadaan ceel ku jirta ayadoo gacmaha la geynayo madaxa ka kor dawliska jiidid.
(f.mg) U b.: gacan, ul iwm ayadoo cid lagu cabsi gelinayo u taagid.
f.g
Wadaag:
Nafleyda inta dadka iyo duunyada wax yeeleysa ama qaabkoodu cabsi geliya ee aan cayayaanka ahayn.
Wax.
B. ah: qof dilaa ah.
m.l
Wadaag:
Cid qaraabeysasho.
Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(u) Xoolo la dhaqdo.
Qof aan caqli badan lahayn. ld bahaa'in, bahaayin.
m.l
Wadaag:
Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka.
Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
m.l
Wadaag: