Qeexid

"Godka badarka lagu kaydiyo."

Qeexid Xigta

Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakaar oo kali ah:
  • Haweenay iyo laba caruur ah ayaa si xanuun leh ugu geeriyooday degmada Kaaraan, ka dib markii gurigooda uu ugu tagay Madfac aad u xooggan, iyadoo la sheegayo in ay reerkaani markii hore ka soo qaxeen xaafadda Bakaaraha.
  • Dagaalo Dad ku dhinteen oo maanta markale Muqdisho ka dhacay. 11 Oct 2010- Madaafiic ku dhacday Suuqa Bakaaraha oo dad ku leysay gudaha Suuqaasi..