Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Badar, wax duug ah noqosho.
(-oobay, -owday; -oobi) Badar, wax duug ah noqosho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Godka badarka lagu kaydiyo.
Qeexid Xigta: Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bakaarow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur isha ku dhaca oo ay yeelato bar cad.
Qeexid Xigta: Meeraha labaad oo qorraxda ku wareega oo u dhexeeya dhulka iyo dusaaga; xiddigta waaberi; waxaraxir.
Qeexid Kale: Qof lixaad weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Xoolo naftu ka baxayso rafasho.
Qeexid Xigta: Ku b.: wax burburin ama baabbi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wasakh midab cad leh oo ka dhalata marka aan la nadiifin xubnaha taraanka dadka aan la gudin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax qarsoon, raadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc jaadadka cawska ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax daxalasatay noqosho (bir).
Qeexid Xigta: Biyo muddo fadhiyey wax wasakh yeeshay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Caaro dareemid (dad ama xoolo). ld caaroo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-roobay, -rowday; -roobi) Caano, dawo iwm faar yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld baraare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Waxabaari ku dhacday noqosho (meel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-rro, m.l) Haweeney waxyaaboyaryar ka ganacsata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Maqaasiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Ugaar noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]