Qeexid

"(-kayaal, m.l/dh) Qare aan weli bislaan; bicir."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bake oo kali ah:
  • Cabdiraxmaan ayaa ku yidhi: "Maalkaaga iyo xaaskaagaba Illaah ha kuu bakeeyo, laakiin waxaad i tustaa goobaha ganacsiga".
  • Rag aan horjooge meelna ka noqon, aqoontooda iyo khibradooduba bakeeri ayna buuxin, ayaa wasaarad dhan loo dhiibaa.