Qeexid

"(-rro, m.dh) Maqaasiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakhaar oo kali ah:
  • Cali Maxamed Xuseen ayaa digniin u jeediyay dadka iska leh bakhaaro la sheegay inay ku jiraan raashiin ay leedahay WFP iyo gaadiidleyda raashiinka u rara WFP..
  • Gawaari badan oo in muddo ah halkaas ku xayireyd ayaa rarkii ay sideen ku dajiyay bakhaaro ku yaal tuuloyin ku yaala xuduuda Kenya.