Qeexid
"ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil2."
[-aylay, -ayshay]
bakhayl2 ylay
bakhayl2 yshay
f.mg1"ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil2."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof bakhaar ka shaqeeya oo furihiisa haya. bakhayl1 m.l (-llo, m.dh) Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil1.
m.l
Wadaag:
Neef summad hayl ah u yeelid.
Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
f.g1
-ylay, -yshay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato.
m.l
Wadaag: