Qeexid

"ld baqti2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakhti oo kali ah:
  • Lama sheegin sababta dabkaa dhalisay, hase yeeshee waxa la sheegay inuu dabkaasi holcayay muddo saacad iyo badh gaadhaysay, dad badan-nina ay u gurmadeen si loo bakhtiiyo, laakiin ay ku guullaysan waayeen in ay wakhti intaa ka yar ku bakhtiiyaan.
  • Mudane madaxweyne waxaa noo muuqda Xidhiidhiidhkii ganacsi ee labada dal in uu sii bakhtiyayo tan iyo maalintaad talada dalka laguu dhiibay.