Qeexid
"ld baqti-afuuf1"
"ld baqti-afuuf1"
Wadaag:
Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal.
B. ah: qof wax aan qiimo lahayn bunbuuniya. ld bakhti afuuf1.
m.l
Wadaag:
ld afuufid.
Soor a. ah: soor aaniidaan lahayn.
Xirsi yar oo ummulaha iyocarruurta loo xiro.
m.l
Wadaag:
Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin.
Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-xayaal, m.l/dh) (baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah.Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.
m.l
Wadaag:
Neef afka ka soobaxday wax ku sii deyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: