Qeexid
"bakhtiggowrac2 f.g1 ld baqtiggowrac"
[-cay, -cday]
bakhtiggowrac1 ay
bakhtiggowrac1 day
m.l"bakhtiggowrac2 f.g1 ld baqtiggowrac"
Wadaag:
Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac1.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -rici) Baqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac2.
f.mg1
Wadaag:
Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo.
ld gowricid.
m.l
Wadaag:
bakhtijiid2 f.g1 ld baqtijiid
m.l
-day, -dday
Wadaag:
(-xayaal, m.l/dh) (baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah.Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.
m.l
Wadaag: