Qeexid
"ld baqtiggowracid."
"ld baqtiggowracid."
Wadaag:
bakhtiggowrac2 f.g1 ld baqtiggowrac
m.l
-cay, -cday
Wadaag:
(-cay, -cday; -rici) Baqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac2.
f.mg1
Wadaag:
Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac1.
m.l
Wadaag:
bakhtiwareen2 f.g1 (-eemay, -eentay; -eemi) ld baqtiwareen
m.dh
Wadaag: