Qeexid

"ld baqtiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakhtiin oo kali ah:
  • Dabkan ayaa bilawday maqribinmadii xalayto iyadoo oo uu socday ilaa iyo shantii saac habeenimo, waxaase jiray gawaarida dab damiska kuwaasi oo ku hawlanaa sidii dabkaan lagu bakhtiin lahaa.
  • Masuul sare oo ka tirsan dawladda Yemen ayaa sheegay in ay weli socdaan hawlo gurmad ah oo lagu bakhtiinayo markabkaas oo wali gubanaya, isla markaana ay adagtahay sida lagu bakhtiiyaa.