Qeexid

"(-ayaal, m.l/dh) (baay.) Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiin ama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bakteeriya oo kali ah:
  • Xabadda waxa keena Bakteeriya jidhka ka gasha halka ay kaga badbaadayso sida, Hab-dhiska Taranka Rag iyo Dumarba.
  • Qaybta sare ee oogada jidhka ee loo yaqaan (Epidermis) waxay jidhka u tahay dahaadh ka celiya Bakteeriyada iyo waxyaalaha kale ee Ili-ma-aragtayga ah ee cudurada dhaliya.