Qeexid

"Geedka galleyda ama meseggada oo aan miro lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bal oo kali ah:
  • Shaqaalihii ayaa sidii lagu ballamay sii daayey burcad-badeedkii ay hayeen, laakiin burcaddu waa ay ka bexeen ballantii, oo waxay qori caaraddiis kusii heysteen Capt.
  • Shirka labaad, waa kii 29-30kii April 2008dii lagu qabtay magaalada Oslo, waxaana shir-guddoominayay waddanka Norway oo dan aad u balaaran ka lahaa Soomaaliya.