Qeexid
"Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo."
Qeexid Xigta
B. in: haddii.
"Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo."
B. in: haddii.
“B. inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii b. inay fog tahay”; ama cagajiid lagu jeedo, sida “B. hoo”, “B. ina keen”.
Wadaag:
(-lo, m.l) Dhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.
m.dh
Wadaag:
Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid.
U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Cabbitaan laga dhergey ku noqnoqosho (dad); biyo badan, had iyo goor cabbid (xoolo); biyo durdurasho.
f.mg3
-xaday, -xatay
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin.
Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.
m.l
Wadaag:
Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
m.dh
Wadaag:
Ul ama waran iwm oo la soo riday ama tumaati ah iska weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ilmo, biyo iwm diidid (xoolo). ld balaf2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
ld balwid.
m.dh.sh
Wadaag:
Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag: