Qeexid
"Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid."
Qeexid Xigta
U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal2.
[-alay, -ashay]
balaambal2 lay
balaambal2 shay
f.mg1"Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid."
U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal2.
Wadaag:
eeg balaambal. ld balaambal1, balambal1, balambalid.
m.f.dh
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag:
(balambal, m.dh) Geed gaab dhirta daawada leh ka mid ah oo leh caleemo balballaaran, miro yaryar oo kuuskuusan iyo laamo jilicsan oo jabi og; geed-jinni.
ld balaambalid.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Summad: Pb. Curiye cufan oo bir jilicsan ah, midabkiisuna yahay boor furan. Waa curiyaha shanaad ee ururka IV ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Waxa uu ku jiraa macdan kala duwan, hasayeeshee, waxyar ayaa dhaqaale ahaan waxtar leh. Kuwa ugu muhumsani wa a galiina (Pbs), angalisayt (Pbso), litaraj (Pbo), iyo siirusayt (PbCO ).
m.l
Wadaag:
Kaga k.: cid naf ka qaadid.
Is k.: seexasho.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Hadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Baabuur gaar ah ooloogu tala galay in si degdeg ah cid aad ujirran ama dhaawac ah loogu gaarsiiyoisbitaal.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigga. Waxay u badantahay biyo ay walxo badani 57
m.dh
Wadaag:
Raro.
Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
m.dh
Wadaag:
Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; baalleybaro.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) Dhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.
m.dh
Wadaag:
Kalluunku meesha uu ka neefsado oo dhegaha ka hooseysa.
m.l
Wadaag:
Qalalaase.
Damaa shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mayso.
m.l
Wadaag: