Qeexid
"(c.nafl.) Kan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan laguma arko isha qaawan, oo deggan biyaha badweynada iyo badaha yaryar, oo cunto u ah kalluunka badda iyo abuur kale."
"(c.nafl.) Kan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan laguma arko isha qaawan, oo deggan biyaha badweynada iyo badaha yaryar, oo cunto u ah kalluunka badda iyo abuur kale."
Wadaag:
Hadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigga. Waxay u badantahay biyo ay walxo badani 57
m.dh
Wadaag:
Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid.
U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
eeg balaambal. ld balaambal1, balambal1, balambalid.
m.f.dh
Wadaag:
Bacaroor.
Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada.
Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
m.dh
Wadaag:
Ku b.: yalaalugo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad.
f.g3
-saday, -salay
Wadaag:
Cad yar oo hilib ah oo aan waxtar lahayn.
Cad hilib ah oo meel ka lusha.
Afka b. ha igu siin: ha ila hadlin!
m.dh
Wadaag: