Qeexid
"Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad."
[-saday, -salay]
balacs aday
balacs alay
f.g3"Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad."
Wadaag:
Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
m.dh
Wadaag:
Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho.
Iyadoo aan laga bogan wax eegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku w.: cid wax aan la siinayn tusid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Carrabka wax ku cabbid (eyga iwm).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Bacaroor.
Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada.
Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
m.l
Wadaag:
Si kala daadsanaan ah u fariisasho (qof).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: