Qeexid
"Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; baalleybaro."
"Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; baalleybaro."
Wadaag:
(balambal, m.dh) Geed gaab dhirta daawada leh ka mid ah oo leh caleemo balballaaran, miro yaryar oo kuuskuusan iyo laamo jilicsan oo jabi og; geed-jinni.
ld balaambalid.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Summad: Pb. Curiye cufan oo bir jilicsan ah, midabkiisuna yahay boor furan. Waa curiyaha shanaad ee ururka IV ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Waxa uu ku jiraa macdan kala duwan, hasayeeshee, waxyar ayaa dhaqaale ahaan waxtar leh. Kuwa ugu muhumsani wa a galiina (Pbs), angalisayt (Pbso), litaraj (Pbo), iyo siirusayt (PbCO ).
m.l
Wadaag:
(balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.
m.l
Wadaag:
Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid.
U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal2.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Xasharaad yaryar oo baalal leh sida badan waqtiga roobka la arko.
m.dh.u
Wadaag:
eeg balaambal. ld balaambal1, balambal1, balambalid.
m.f.dh
Wadaag:
Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed jaan iyo jiibinba leh oo dadka isku maaweeliyo (degaanka Ceergaabo).
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
m.dh
Wadaag: