Qeexid
"Wax balaq ah ahaansho."
[-naa, -nayd]
balaqsan aa
balaqsan ayd
f.mg4"Wax balaq ah ahaansho."
Wadaag:
Carrabka wax ku cabbid (eyga iwm).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof xubno dabacsan oo qurxoon ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kala daadsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax balaq ah noqosho (hilib).
f.mg1
Wadaag:
eeg hambalaa laqsan. ld hambalaalaqsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax ballan loo dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: