Qeexid
"Carrabka wax ku cabbid (eyga iwm)."
[-saday, -satay]
balaqs aday
balaqs atay
f.g3"Carrabka wax ku cabbid (eyga iwm)."
Wadaag:
Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad.
f.g3
-saday, -salay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax balaq ah noqosho (hilib).
f.mg1
Wadaag:
Bacaroor.
Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada.
Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
m.dh
Wadaag: