Qeexid
"Si aan degganeyn u socosho (haween)."
[-leeyay, -laysay]
balasle eeyay
balasle aysay
f.mg2"Si aan degganeyn u socosho (haween)."
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Diyaafad ama martiqaad weyn oo marti sharaf loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan.
Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan.
ld basleyn.
m.l
Wadaag:
Cunto bisayl ka dhigid.
Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Alabbassameyn (nafley).
f.mg2
-leeyey, -laysay
Wadaag:
Bacaroor.
Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada.
Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
m.dh
Wadaag: