Qeexid
"Cabsi la gariirid."
[-alay, -ashay]
balbal lay
balbal shay
f.mg1"Cabsi la gariirid."
Wadaag:
Meel dhisan oo kor ka dadan, dhinacyadana ka furan oo wax lagu iibsado.
Dhismo yar oo la harsado oo guriga hortiisa lagu dhiso. ld balanbalo.
m.dh
Wadaag:
Macmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo kale loo googooyay oo saliid lagu dubay.
m.l
Wadaag:
(dii.) Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka.
m.l
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
(balli /-iyo, m.dh) Biyo fariisin dabiici ah, yara godan oo roobku biyeeyo.
m.l
Wadaag:
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
ld balwid.
m.dh.sh
Wadaag:
Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
m.dh
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin.
Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ilmo, biyo iwm diidid (xoolo). ld balaf2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Khudrad cagaar ah oo leh caleemo balballaaran iyo buruq dhuuban oo dheer oo la cuno. ld baqal1 (2), begel.
m.l
Wadaag:
Ul ama waran iwm oo la soo riday ama tumaati ah iska weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cabbitaan laga dhergey ku noqnoqosho (dad); biyo badan, had iyo goor cabbid (xoolo); biyo durdurasho.
f.mg3
-xaday, -xatay
Wadaag: