Qeexid
"Wax, balbalo u yeelid."
[-leeyay, -laysay]
balbale eeyay
balbale aysay
f.g2"Wax, balbalo u yeelid."
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Meel dhisan oo kor ka dadan, dhinacyadana ka furan oo wax lagu iibsado.
Dhismo yar oo la harsado oo guriga hortiisa lagu dhiso. ld balanbalo.
m.dh
Wadaag:
Si aan degganeyn u socosho (haween).
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Macmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo kale loo googooyay oo saliid lagu dubay.
m.l
Wadaag:
Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag: