Qeexid

"Meel dhisan oo kor ka dadan, dhinacyadana ka furan oo wax lagu iibsado."

Qeexid Xigta

Dhismo yar oo la harsado oo guriga hortiisa lagu dhiso. ld balanbalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine