Qeexid
"eeg ballaarso. ld ballaarsad, ballaarsi."
"eeg ballaarso. ld ballaarsad, ballaarsi."
Wadaag:
Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho.
Wax ballaciisa weyneysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax ballac leh ka dhigid.
Wax, wax waasac ah ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(xis.) Isqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar haddii iskeelka la qaatay uu ka yaryahay 1). Haseyeeshe u eg, qaabka asalka ah (eeg isqaad). Sida kale waa weynayn iyo yareyn shaxan joometari.
m.dh
Wadaag:
Wax ballac weyn leh ahaansho.
Wax waasac ah ahaansho (dhul, weel iwm).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg faarso. ld faarsad, faarsi faarsi1 m.l ld faarsasho.
m.f.dh
Wadaag: