Qeexid

"(-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballac oo kali ah:
  • Cabdifataax M. Caydiid: Bayern Munich Oo Ku Guulaysatay Koobka Jarmalka (German Cup), Michael Ballack ayaa laba gool u dhaliyay mid kalena sameeyay.
  • Kulanka Arbacadu wuxuu u muqdaa inuu yahay kii ugu dambeeyay ee ay kooxda u saftaan ciyaaryahanka caalamiga ah ee khadka dhexe uga ciyaara Jarmalka Michael Ballack iyo difaaca habeen-dhaladka reer Brazil ee Lucio.