Qeexid

"Cid, ballan u dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballami oo kali ah:
  • Waxa nala ballamiyey 10kii aroornimo, kuweennii hore u weydiistay qodobada shirkana na looma jawaabin, qol ayaanan ku xaroonnay innagoo aan ogeyn waxa laga hadlayo.
  • Salma waxaa hore u ballamisay hooyadeed Ruun, markaa kamay horumarin Bilan, weliba waxay raacisay garawshiiyo ay leedahay walaahi waa runtaa oo waa tan ciyaartu ka socota.