Qeexid
"eeg ballanbaaji. ld ballanbaajis."
"eeg ballanbaaji. ld ballanbaajis."
Wadaag:
Cid, ballan ay dhigtay ka maqnaan.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Neef indhaha beelay.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Wax la sameyn lahaa dib u dhigid ama iska deyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(xis.) Isqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar haddii iskeelka la qaatay uu ka yaryahay 1). Haseyeeshe u eg, qaabka asalka ah (eeg isqaad). Sida kale waa weynayn iyo yareyn shaxan joometari.
m.dh
Wadaag:
Wax ballan loo dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
dhanballan-bu'eed m.l (kiim.) Falgal bu'eed oo bu'culus (sida yuraaniyam) ay u kala jabto labo qaybood (maxsuul dhanballan), taas oo sababta bixiinta labo ama saddex niyuutaroon, iyo xaddi tamar oo u dhiganta faraqa u dhexeeya cufka neg ee niyuutaroonnada iyo maxsuulka dhanballanka iyo cuf neg ee bu'da asalka ah.
Wadaag:
Ka bixidda ballan horey loo dhigtay. ld ballanfurid.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
m.l
Wadaag:
Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
m.dh
Wadaag: