Qeexid
"Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal2."
[-day, -dday]
ballanqaad2 ay
ballanqaad2 day
f.g1"Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal2."
Wadaag:
Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso.
Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal1.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Neef indhaha beelay.
m.l
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax ballan loo dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba).
Saanqaadid; socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ilmo yar socod billaabid.
Cid meel ka tegeysa socod billaabid.
Cid meel ay joogtay si ay uga tagto sixir ku samayn.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
m.l
Wadaag:
Dib u raamsasho sameyn (xoolo).
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Cid gacan ku salaamid.
(f.g) Qof xaal siin.
(f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Ballan horey loo dhigtay ka bixid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka bixidda ballan horey loo dhigtay. ld ballanfurid.
m.l
Wadaag:
Cad yar oo hilib ah oo aan waxtar lahayn.
Cad hilib ah oo meel ka lusha.
Afka b. ha igu siin: ha ila hadlin!
m.dh
Wadaag: