Qeexid Xigta
ld ballangelid, ballanqaadis.
ld ballangelid, ballanqaadis.
Wadaag:
Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso.
Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal1.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Neef indhaha beelay.
m.l
Wadaag:
Wax ballan loo dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: