Qeexid

"Wax ballan loo dhigay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballansan oo kali ah:
  • Koobkii K. Cagta ee Qaaradda Afrika oo Bilowday Xulalka Afrika oo 16 ah, kuwaas oo loo qeybiyey afar qeybood ayaa qeybtii ugu horeysay maalintii shalay ahayd ay ciyaartay, maantana loo ballansan yahay ciyaarihii qeybta labaad.
  • Waxaannu la ballansannahay ilaa 14 urur oo kuwa haweenka ah, waxana ka mid ah ururrada haweenka qaranka ee NOW iyo daladaha kale ee ururrada haweenka Somaliland ku bahoobeen.